Ra’isul Wasaare Rooble oo u duulay Kismaayo iyo Ujeedka Socdaalkiisa oo la shaaciyay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa u ambabaxay magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Dowlad-goboleedka Jubaland. Ra’iisul Wasaaraha oo hoggaaminaya wafdi ballaaran ayaa inta uu joogo Jubaland waxa uu kulammo la yeelan doonaa madaxda, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Jubaland oo uu kala hadli doono arrimaha hirgelinta doorashooyinka, dib … Continue reading Ra’isul Wasaare Rooble oo u duulay Kismaayo iyo Ujeedka Socdaalkiisa oo la shaaciyay